Artwork

Indhold leveret af HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW. Alt podcastindhold inklusive episoder, grafik og podcastbeskrivelser uploades og leveres direkte af HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW eller deres podcastplatformspartner. Hvis du mener, at nogen bruger dit ophavsretligt beskyttede værk uden din tilladelse, kan du følge processen beskrevet her https://da.player.fm/legal.
Player FM - Podcast-app
Gå offline med appen Player FM !

Xogihii ugu dambeeyay laga helayo xaaladaha dagaalka udhaxeeya ciidamada jdfi iyo tplf

12:35
 
Del
 
Manage episode 313704982 series 3282793
Indhold leveret af HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW. Alt podcastindhold inklusive episoder, grafik og podcastbeskrivelser uploades og leveres direkte af HORN PEACE PRESS DAILY NEWS PODCAST SHOW eller deres podcastplatformspartner. Hvis du mener, at nogen bruger dit ophavsretligt beskyttede værk uden din tilladelse, kan du følge processen beskrevet her https://da.player.fm/legal.
Waa sida hadalka loo dhigaye ila wareedyadii ugu damabeeyay ee laga helayo dagaalada gacmaha leyskula tagay ee udhaxeeya ciidamada JDFI iyo Kooxda jamhada ee tplf oo manta galinkii dambe uu dagaal aan waxba leyskula hadhin ku dhexmaray gudaha deeganka axmaarada gaar ahaan degmada waldeya oo sida la sheegayo kamida goobaha istratiijiga ah ee ay ciidamada jdfi u aheyd goobaha sal dhigyada muhiim u ahaa ee ka difacayeen marinada muhiimka ah ee.isku xidha wadooyinka deeganka axmaarada hadaba degmada waldeya ayaa. Ilo xog ogaal.ah ay tabinayaan in maanta galinkii dambe uu dagaal.aad u qadhaadh uu ku dhexmaray jamhada tplf iyo.gaashaan buurta isbaheysiga ciidamada jdfi iyo ciidamada deeganada uu dalka itoobiya ka kooban yahay isku soo wada duuboo degmada weldaya ayaa ugu dambeyn si.buuxda u gashay gacanta kooxda jamhada ah ee.tplf waloow ilaa hada aysan jirin war dhameystiran oo labada dhinaca ay ka soo saareen ama ay sheegeen cida wakhti xadirkan ay gacanta ugu jirto waldeya . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/horn-peace-press-podcast/message
  continue reading

47 episoder

Artwork
iconDel
 
Semua episod

×
 
Loading …

Velkommen til Player FM!

Player FM is scanning the web for high-quality podcasts for you to enjoy right now. It's the best podcast app and works on Android, iPhone, and the web. Signup to sync subscriptions across devices.

Hurtig referencevejledning