Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen offentlig
[search 0]
Flere
Download appen!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Dembiyadii ka dhanka ah safaaradaha Israa'iil ee Stockholm iyo Copenhagen ayaa la fuliyay ka dib amar ka yimid shabakadda gaangiska ee Foxtrot, sida warar soo gaaray taleefishinka SVT lagu sheegay. Tirakoobyada degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan ee bishii Agoosto ayaa muujiyay in safka daryeelka caafimaad uu aad u dheeraa.…
  continue reading
 
Saddex qof oo iswiidhish ah ayaa maanta lagu xidhay magaalada Copenhagen. Waxaa loo xiray laba qarax ee habeennamadii Arbacadu soo galaysay, ka dhacay meel u dhow safaaradda Israa'iil ee Denmark. Dacwad abiil ah ayaa laga qaatay go'aankii hoosta loogu dhigey dacwaddii la xiriirtay iskudirka qowmiyadaha ee horey loogu eedeeyey Rickard Jomshof oo ka …
  continue reading
 
Tirada shirkadaha busaaradaystay (dhaqaale beeley) bishii Sebtembar ayaa kor u kacay. Xisbiyada Centerpartiet iyo Miljöpartiet ayaa raba in xukuumaddu ay magacowdo guddi baarlamaani ah si iskuraacid ballaaran loogu heli lahaa sidii dib u habeeyn lagu sameeyo nidaamka shahaadooyinka. Sannad kasta, in ka badan 1200 qof oo iswiidhish ah ayaa is dila.…
  continue reading
 
Ma jiri doonto cid sharci kale loo eegayo marka loo eego xeerarka shaqaalaha soo galootiga ah ee ka shaqeeya Northvolt. Xukuumadda ayaa dooneysa inay xaddido gunooyinka qoysaska waaweyn, waxayna hadda dooneysaa in la baaro arrintan. Hay'adda saadaasha hawada ee SMHI aya digniin ka soo saartay roob badan oo ka da'aya koonfur-bari Iswiidhen maanta.…
  continue reading
 
Wakiilada baarlamanka ee cadaaladda ayaa dhaleeceyn culus u jeediyay guddoomiyaha gobolka Stockholm, Anna Kinberg Batra. Degmooyinka Iswiidhen ayaa sanadkii hore lacag dhan 200 milyan oo karoon siisay shirkado maamula guryaha dhallinyarada lagu haayo ee loo yaqaan HVB. Nin 40 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi kadib markii uu si qarsoodi ah filim uga d…
  continue reading
 
Howlgallo wadajir ah oo ka dhacay Stockholm iyo dalka Latvia, ayaa waxaa shalay lagu xiray siddeed qof oo looga shakisan yahay inay galeen dambiyo maaliyadeed oo halis ah. Dad badan ayaa ku jeeda haya'adda qaabilsan qasab ku urruurinta deymaha ee Kronofogden si ay lacag uga helaan shirkadda Northvolt oo ay dhibaatadu saameysey. Guryaha dhalinyarada…
  continue reading
 
Wiil aan weli qaangaarin ayaa lagu ridey xukun xabsi daa'in ah in uu dil geeystay, markuu xabsiga dhammeeystana dalka laga masaafuriyo. Xukuumadda ayaa u saartay guddi masiibo shirkadda Northvolt, middaasi na oo ka dambeeysay shaqaalaha badan ee lagu wargeliyey in shaqada laga fariisin doono. Maamulka degmada Stockholm ayaa iminkana go'aan ku gaara…
  continue reading
 
Kobaca dhaqaalaha, oo lagu cabbiro GDP, ayaa kor u kacay 0.9 boqolkiiba sanadkan iyo 2.3 boqolkiiba sanadka soo socda marka loo eego saadaasha. Xisbiga Liberalerna ayaa doonaya in la baabi'iyo qiimeynta shahaadada-F ee dugsiga sare, taa oo dad badan ka reeebta dugsiga sare. Sannadkan, markii ugu horreysay mawduuca bandhigga buugaagta ayaa noqonaya …
  continue reading
 
Nin ka tirsan ciidanka boliiska magaalada Malmö ayaa loola cararay isbitaalka ka dib markii madaxa jug laga gaarsiiyey isagoo howlgal ku jiray. Maxkamadda Racfaanka ayaa xaqiijisay xukunka maxkamadda hoose ee xabsi daa'in ah oo lagu riday labadii nin ee rasaasta furay. Filinka Filip iyo Fredrik ee 'Den sista resan - safarkii ugu dambeeyay' ayaa noq…
  continue reading
 
Illaa iyo imminka ma jiraan wax war ah oo ku saabsan dhaawac ama dhimasho ku yimid muwaadiniinta iswiidhishka ah ee ku sugan Lubnaan oo la xiriira qaraxyadii shalay ka dhacay halkaas, Diyaarad siday wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiirka cadaaladda oo ku sii jeedday Ankara ayaa lagu khasbay inay ku soo laabato garoonka diyaaradaha Arlanda,Stockholm…
  continue reading
 
Xubinta cusub ee hoggaanka cusub ee ururka Midowga Yurub - u meteli doonta Sweden Jessika Roswall (M) ayaa la soo jeediyey inay mas'uul ka noqoto arrimaha deegaanka. Xafiiska shaqada ayaa ku wargeliyey 228 ka mida shaqaalihiisa in shaqada laga eryi doono, sida lagu sheegay war-saxaafadeed. Waxa soo baxday warbixintii magaalooyinka martigelin doona …
  continue reading
 
Sweden ayaa hoggaamin doonta saldhig cusub ee Nato oo laga dhisi doono waqooyiga dalka Finland. Toddoba qof ayaa maxkamad loo soo taagey dacwad ka dhan ah oo la xiriirta rabshado culus oo la xiriira ka hortag bannaanbax oo xagaagii sannadkii hore ka dhacay nawaaxiga Järva xafladdii dhaqanka ee eriteriyaanka, Laga bilaabo kala guurka sannadka waxaa …
  continue reading
 
Guddoomiyaha gudd-hoosaadka cadaaladda ee baarlamanka, Richard Jomshof kana tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa si ku meel gaar ah uga fadhiistay howshiisii. Maanta ayaa la aasay tababarihii hore ee kubbada cagta Sweden Sven-Göran ee lagu naanaysi jiray Svennis. Bisha jannaayo ee sannadka foodda innagu soo haya ayaa la qaadi doonaa dacwadda max…
  continue reading
 
Shaqo la'aanta oo dalka ku sii kordheysa . Dadka iswiidhishka ee u safra dalka ingiriiska ayaa lagu soo rogeyaa iney bixiyaan lacag gaareysa 130 karoon laga bilaabo bisha abriil ee sannadka 2025. Tababar NATO oo ka socda Iswiidhen. Magaalada Göteborg xaq uma laha inay go'aansato qaadacaadda alaabooyin laga keeney dalal kale.…
  continue reading
 
Calaamadda biloowga xilliga dayrta ee la hubo ayaa ah nooca shimbirta loo yaqaano booloboolada ku hakada ama joogsada balliga Hornborga iyaga oo u sii socda dhanka koonfureed. Xukuumadda ayaa nidaamka sharciga caddaalada (garsoorka) u qoondeenayso lacag dhan 3.5 bilyan oo cusub oo miisaaniyadda sanadka soo socda ah. Waxaa shalay magaalada Koobanhee…
  continue reading
 
Madaxda ayaa ugu khamri cab badan, marka loo barbardhigo dhammaan xirfadleyda kale oo dhan. Laba kiis oo ah cudurka jadeecada ayaa aakhirkii bishii agoosto laga heley cusbitaallada magaalooyinka Luleå iyo Piteå. Lacag sunuud ayh oo ka sameeysan qalin oo carab ah, kana soo jeeda qaniyadii 800 ama 900 ayaa laga heley agagaarka Lummelunda ee jasiiradd…
  continue reading
 
Wasiirka sinnaanta Paulina Brandberg (L) waxay doonaysaa in shaqaalaha dugsiyada barbaarinta ay u soo gudbiyaan warbixin marka carruurta yaryari ay xiran yihiin xijaabka. Qiimaha Batroolka, Naaftada iyo Naaftada biodieslka ayaa hoos loo sii dhigay Isniintii. Hogaamiye kooxeed si caalami ah loo baadi goobayay muddo saddex sano ah, ayaa Jimcihii lagu…
  continue reading
 
Qof ayaa la qabtay loona xiray isaga oo looga shakisan yahay dambi argagixiso oo ka dhacay Iswiidhen maalinta Arbacadii. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa taageeray soo jeedinta ah in carruurta da'doodu ka yar tahay 15 sano awood loo yeelan karo in la dhageysto taleefoonnada inta lagu jiro dembi baarista. Sarkaal hore oo ka tirsanaan jiray qeeybta ba…
  continue reading
 
Iswiidhen ayaa ku guuleeysatay billaddii labaad ee tartammada ciyaaraha Paralympikada ee ka socda magaalada Baariis. Laba dhallinyaro Iswiidhish ah ayaa lagu soo oogay dacwad isku day dil oo ka dhacay dalka Denmark. Wakiilka ka hortagga takoorka ee magaciisa loo soo gaabiyo DO ayaa helay siddeed eedsheegad ah oo ku saabsan cuntada iskuulaadka laga …
  continue reading
 
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna, (SD) ayaa maanta shir ku soo bandhigey qorshe la xiriira miisaaniyadda deyrta. Boliiska degmada Eskilstuna ayaa go'aansaday inuu laba goobood ku soo rogo xeerka goobaha ammaanka ah. Amiirad Sofia iyo seeygeeda amiir Carl Philip ayaa sugaya ilmo hor leh oo u dhasha, sida lagu qorey shaashadda qasriga boqor…
  continue reading
 
Booliska magaalada Malmö ayaa bilaabay howlgal gaar ah oo ay ugu magacdareen 'Albert', sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Nin booliis ah ayaa waxaa baaraya rugta xeer ilaaliyaha gaarka ah ka dib markii uu casuumaad xiriri jinsi u diray haweenka da'da yar ee nugul, kuwaas oo uu la kulmay isaga shaqadiisa ku jira. Iibka gawaarida cusub ayaa hoos u …
  continue reading
 
Loading …

Hurtig referencevejledning